Somaliland oo si adag uga hadashay Doorashada Somalia fariina u dirtay Beesha Caalamka

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda maamulka Somaliland ayaa looga hadlay doorashada Soomaaliya ka dhaceysa ee dhawaan ka heshiiyeen Dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada. Somaliland ayaa sheegtay in ay tahay dal madax banaan wax shaqo ahna aan ku laheyn doorashada ka dhaceysa Soomaaliya, waxa ayna ugu baaqeen shacabka Somaliland in ay ka feejignaadaan hagardaamada … Continue reading Somaliland oo si adag uga hadashay Doorashada Somalia fariina u dirtay Beesha Caalamka